About the author

ard

Related Articles

Leave a Reply

Votre adresse e-mail ne sera pas publiée. Les champs obligatoires sont indiqués avec *


La période de vérification reCAPTCHA a expiré. Veuillez recharger la page.

Afhayeenka Xisbiga CDU xubina ka aha Dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN”Rajedu aad bey u yartahay, waxaanse eegeeynaa waxa ka suurtagala wadahadalada”

July 8, 2013 | Filed under: Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Posted by: 

Toronto July 08,2013(SDN)-Afhayeenka Xisbiga CDU Maxamed Axmed Yusuf Rabaash ayaa nooga waramay wadahadalada maanta Jabuuti uga furmaya Xukuumada dalkaas iyo dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN.

Maxamed Rabaash ayaa hore u ahaa xildhibaan ka tirsan Gollaha Degaanka Jabuuti iminkana waxa uu ku sugan yahay magaalada Toronto ee dalka Canada.

HALKAN GUJJI SI AAD MOBILKAAGA UGU DHEGEYSATO

SDN-Toronto
contact@somalidiasporanews.com