Ottawa June 28,2013(SDN)-Siyaasiga Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole oo ka mid ah hogaanka mucaaridka Jabuuti ee Woqooyiga America ayaa nooga waramay Wadahadal haatan uu ku baaqay madaxweynaha Jabuuti.
Source : Somalidiasporanews.com
DHEGEYSO:Siyaasiga Xuseen Cadhoole oo ka mida Mucaaridka Jabuuti ee Qurbejooga ah:Dibedbaxa waanu Joojineynaa inta Wadahadaladu Socdaan
Xuseen Cadhoole ayaa nooga waramay waxa ay Qurbjooga uga dhigan yihiin wadahadaladan u socda Mucaaridka iyo Xukuumada Jabuuti.