About the author

ard

Related Articles

Leave a Reply

Votre adresse e-mail ne sera pas publiée. Les champs obligatoires sont indiqués avec *


La période de vérification reCAPTCHA a expiré. Veuillez recharger la page.

Ottawa June 28,2013(SDN)-Siyaasiga Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole oo ka mid ah hogaanka mucaaridka Jabuuti ee Woqooyiga America ayaa nooga waramay Wadahadal haatan uu ku baaqay madaxweynaha Jabuuti.

Source : Somalidiasporanews.com

DHEGEYSO:Siyaasiga Xuseen Cadhoole oo ka mida Mucaaridka Jabuuti ee Qurbejooga ah:Dibedbaxa waanu Joojineynaa inta Wadahadaladu Socdaan

Xuseen Cadhoole ayaa nooga waramay waxa ay Qurbjooga uga dhigan yihiin  wadahadaladan u socda Mucaaridka iyo Xukuumada Jabuuti.

dhegeysoHALKAN GUJII OO DHEGEYSO WAREYSIGA XUSEEN CADHOOLE